LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🌙 “Don’t Let Tonight Destr zoy the Dreams of Tomorrow”

 


🌙Don’t Let Tonight Destr  zoy the Dreams of Tomorrow”

 

🌙 “Ha U Ogolaan Cawayska Maanta Inuu Burburiyo Riyadaada Berito”

 

Caawa waa habeen kale. Waxa laga yaabaa inaad dareemayso daal, niyad-jab, ama wax yaabo kaa qaldamay maaliintaada. Laakiin taas micnaheedu maaha in riyadaada ay dhamaatay. Cawaysku waa nasasho, ma aha burbur. Maanta ha noqon mid kaa gooya beri.

  Adigu Waxaad Tahay In Ka Badan Waqtiga Adag

Marar badan ayaa naftaada laga yaabaa inay ku tidhaahdo, “Ma awoodid”, Laakiin wa muhiim inaad ogaato .

 

Adigu waxaad tahay shaqo socota, ma tihid guuldararo joogto ah.

 

Waxaad Maanta Sameyso Waa Tallaabada Gushaada Berito

 

Habeenka wuxuu kuu siinaya fursad aad ku nasato, ku fekirto, kuna barato waxa kaa qaldamay. Intaadan seexan, is wedii:

. Maxaan manta ka bartay naftayda?

. Maxaan beri rabo inaan ka dhabeeyo?

. Riyo intee le’eg ayaa weli rumayn karaa?

 

Kadibna qor, rumee, hana ka tanaasulin.

 

Codka Shakiga Ha Ka Sarreeyo Riyadaada

Mararka qaar waxaa jira cod yar oo kuu sheegaya:

. “Waa iga haray.”

. “Anigu ma’ahan qofkaas.”

. “Waa habeen dambe, waxba kama bedeli karo.”

Laakiiin runta ayaa ah:

   Codkaas waa cabsidaada, ma aha runtaada.

Adigu waxaad tahay qof geesi ah. Qof beri la dagaalami kara manta. Codka riyadaada ka yeel midka ugu weyn.

 

  Talaabo Yar Oo Fiican Caawa=Mustaqbal Weyn Berri

 

Xitaa hadii kaliya aad samayso:

. Biyo cab

. Qor hal riyo

. Tukasho Saladaha Sunaha

. Seexo adigoo dagan

 

Waxaad dooratay naftaada. Taasi waxay dhisaysaa berri wanaagsan.

 

 


Gunaanad

Qofka ugu wanaagsan ee adigu noqon karto, lagama helo maalmo guul leh oo dhan, balse waxaa laga hela habeenada adigoo caajis dareemaya hadana aan is dhiibin.

 

  Ha u ogolaan cawayska manta inuu burburiyo riyadadaada beri.”

 

Riyadii waa ay sugaysaa. Adiga ayay kugu xiran tahay.

 

. Dhiirigelin habeenkii

. Riyooyin iyo yididiilo

. Sidee guul loo gaaro

. Fariimo nafta kor u qaada

. Maskaxda kobcinta

. Nolosha cusub bilaab

. Caajiska ka hortag

. Blog somali motivation ah

 

 

 

 

Post a Comment

0 Comments